|
 |
Waqtinews.Dec
30, 2008
Maxamed Qanyare oo ka mid ah xildhibaanada
baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu u
sharaxan yahay xilka madaxtinimada Soomaaliya....sii
akhri |
|
 |
Waqtinews.Dec
30, 2008
Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed
Cumar Xabeeb (Maxamed dheere) ayey hubkiisii inta
badneyd maanta kala wareegeen ciidamada Itoobiya......sii
akhri |
|
|
|
 |
Waqtinews.Dec
29, 2008
Madaxweynihii dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya
ayaa iska casilay xilkii madaxweynenimo ee mudada afarta
sanadood ah uu hayey.
.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Dec
28, 2008 Tiro ka
mid ah ciidanka ilaalada madaxtooyada iyo qoysaskooda
ayaa maanta lagu arkayey iyaga oo dhooban garoonka
dayuuradaha ee Muqdisho halkaa oo ay uga duulayeen
puntland oo markoodii hore ay ka yimaadeen.....sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.D
28, 2008 Tiro ka
mid ah ciidanka ilaalada madaxtooyada iyo qoysaskooda
ayaa maanta lagu arkayey iyaga oo dhooban garoonka
dayuuradaha ee Muqdisho halkaa oo ay uga duulayeen
puntland oo markoodii hore ay ka yimaadeen.....sii
akhri |
|
|
|
|
Waqtinews.Dec.
24, 2008
Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka
ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu soo
waramayaa inuu isu diyaarinayo inuu xilka ka dego
maalinta Sabtida ah ee soo socota.
...sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Dec.
24, 2008
Gudoomiyaha dib u xoreynta dalka
Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Sheekh C/raxmaan
Janaqoow oo ka mid ah masuuliyiinta ugu sareysa ee
isbaheysigaasi ayaa waxa ay goor dhow ka soo degeen
garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho....sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews. Dec.
21, 2008
Siyaasigii caanka ahaa Xuseen Xaaji Maxamed (Bood) ayaa
xalay ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada
Nairobi ee dalka Kenya kadib markii dhowr maalmood
halkaa ku xanuunsanayey.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews. Dec.
21, 2008
Dagaalyahano Islaamig ah ayaa la wareegay gacan
ku heynta degmadda Hobyo kadib dagaal xalay fiidkii
halkaa ku dhex maray iyaga iyo kooxo burcad badeed ah...sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews. Dec.
20, 2008
Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi
Yuusuf ayaa maanta ka degay magaalada Nairobi ee dalka
Kenya xili ay jirto xayiraad xaga socdaalka oo Kenya ay
ku soo rogtay.
....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews. Dec.
19, 2008
Wararka naga soo gaaraya Jibuuti waxa ay sheegayaan in
halkaa ay ku sugan yihiin gudoomiyaha dib u xoreynta
sheekh Shariif , Ra'iisul wasaare Nuur cade iyo
madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale iyo
senetaro ka socda dalka Mareykanka....sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews. Dec.
18, 2008
Ra'iisul wasaaraha dowladda kmg Soomaaliya Nuur
cade ayaa lagu wadaa inuu goor dhow soo gaaro
Muqdisho kadibna uu uga sii gudbo dalka Jibuuti halkaa
oo ka sii ambaqaadi doono wadahadaladii u
dhexeeyey isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo dowladda
ku meel gaarka ah.........sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews. Dec.
15, 2008
Baarlamaanka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa saakay
codka kalsoonida ah u qaaday isla markaana ansixiyey
xukuumada uu hogaamiyo ra'iisul wasaare Nuur cade oo uu
shalay madaxweyne Yuusuf sheegay inuu kala diray.......sii
akhri |
|
 |
Waqtinews. Dec.
15, 2008
Weriye ciraaqi ahaa labadiisa kabood ku weeraray
madaxweynaha Mareykanka Bush xili uu shalay ka
hadlayey shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Baqdaad
......sii
akhri
Daawo filim ahaan |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews. Dec.
15, 2008
Ra'iisul wasaaraha dowladda ku meel
gaarka ah ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (nuur cade)
ayaa saakay xukuumadiisii horgeeyey golaha baarlamaanka,
waxaana uu wax kama jiraan ku tilmaamay go'aankii shalay
madaxweynuhu xilka uga qaaday isaga....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews. Dec.
15, 2008
Andinet, oo ah mid ka mid ah 9 markab oo ay leedahay
sharikad xamuul oo Itoobiyaan ah aya si lama filaaan ah
uga badbaadey weerar ay kusoo qaadeen burcad badeed
Soomaali ah, halka markab kale oo lagu magacaabo MV Gibe
oo ay isla Itoobiya leedahayna uu ka baxsaday weerar kan
oo kale ah kadib markii ay usoo gurmadeen ciidamada
badda dalka Hindiya.
.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews. Dec.
15, 2008 Kadib
markii ay ay dowlada Jabuuti dib usoo cusbooneysiisay
qorshe lacag dheeraad ah oo dhan 22 milyan iyo bar
doolar sanadkii lagu dalacayo tariifada laga qaado
adeegyada ay dekeda Jabuuti u sameeyso dalka Ethiopia ee
aan bada laheyn ayaa waxaa arintaa aad uga gilgishey
dowlada Ethiopia oo ka dhawaajisay inay taasi u keeni
doonto sicir barar dheeraad ah sida ay wakaalada wararka
ee Reuters kasoo xigatay hogaamiyaasha ganaci ee
Ethiopia......sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Dec.
14, 2008
Ra'iisul wasaaraha ku meel
gaarka ah Nuur cade ayaa sheegay in aanu
madaxweynuhu awood dastuuri ah u lahayn xil ka qaadista...sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Dec.
14, 2008
Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka
ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf ayaa ku
dhawaaqay inuu xil ka qaadis ku sameeyey ra'iisul
wasaare nuur cade ....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Nov.
27, 2008
Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka
ah Cabdullaahi Yuusuf ayaa maanta lagu wadaa inuu
ka qeyb galo xaflad lagu caleemo saarayo boqor la
sheegay inay yeelanayaan beelaha Daarood, iyadoo
xafladaasi ay ka dhaceyso degmadda Qardho.... |
|
|
|
Waqtinews.Nov.
25, 2008
Xildhibaan Xasan Dhimbil warsame oo
ka tirsanaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku
dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisii xildhibaanimo ee
uu ka hayey baarlamaanka ku meel gaarka ah ee
Soomaaliya....sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Nov
21, 2008
Sadex Xubnood oo ka tirsan madaxda
sare ee Alshabaab ayaa xayiraad xaga dhaqaalaha iyo
safarkaba ah lagu soo rogay sida ku xusan hadal ay soo
saartay wasaarada maaliyadda ee dalka Mareykanka...sii
akhri |
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
19, 2008
Golaha dhaqanka iyo midnimada
beelaha Hawiye ayaa ku eedeeyey ciidamada Burundi ee ku
sugan magaalada Muqdisho inay shacabka u geysanayaan
barakac baahsan...sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
18, 2008
Wasiirada arimaha dibadda ee urur goboleeda IGAD ayaa
maanta waxa ay ku kulmayaan Addis ababa iyaga oo ka wada
hadlaya xaaladda la soo deristay dowladda ku meel gaarka
ah ee Soomaaliya......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
18, 2008
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa ku eedeeyey
in madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi
Yuusuf aanu dooneyn in lagu dhaqmo sharciga iyo....sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
18, 2008
Wasiirada arimaha dibadda ee urur goboleeda IGAD ayaa
maanta waxa ay ku kulmayaan Addis ababa iyaga oo ka wada
hadlaya xaaladda la soo deristay dowladda ku meel gaarka
ah ee Soomaaliya......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
18, 2008
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa ku eedeeyey
in madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi
Yuusuf aanu dooneyn in lagu dhaqmo sharciga iyo....sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
16, 2008
Ra'iisul wasaare Nuur cade ayaa maanta ku
dhawaaqay xubnihii ka dhimanaa xukuumada ku meel gaarka
ah isagoo ku eedeeyey madaxweyne Yuusuf inuu
jilaafeynayo dadaalada nabadeed ......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
16, 2008
R Xildhibaan Cabdi Cabdulle (jinni boqor) oo ka
mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa
sheegay in hadalkii madaxweyne Yuusuf uu shalay ka
jeediyey qadadii uu u sameeyey qaar ka mid ah
mudanayaasha baarlamaanka uu ahaa mid calaacal ah.......sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
15, 2008
Tiro ka tirsan xildhibaaanada baarlamaanka federaalka
Soomaaliya ayaa ku sii qulqulaya halka uu ka degen yahay
magaalada Nairobi madaxweynaha dowladda kmg
C/laahi Yuusuf Axmed kadib markii uu ku casuumay
munaasabad qado ah. |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
15, 2008
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa degmada Afgooye
ayaa la sheegay in qeybtoodii ugu dambeysay xalay ay
halkaa isaga soo dhaqaaqeen iyaga oo u soo dhaqaaqay
dhinaca magaalada Muqdisho......sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
14, 2008
Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah C/laahi Yuusuf
iyo ra'iisul wasaare Nuur cade ayaa la filayaa maanta
inay soo gaaraan magaalada Nairobi ee xarunta dalka
Kenya kadib markii lagu guuldareystay dadaal xukuumada
Adis ababa ay dooneeysay inay isugu soo dhoweyso labadan
masuul oo mudooyinka khilaaf xoogani ka dhex taagnaaa.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
14, 2008
Taliye ku xigeenkii saldhiga boliiska ee degmada Jowhar
ee maamulka maxaakiimta Islaamiga ah ayaa ku geeriyooday
iska horimaad xalay degmadaasi ku dhex maray ciidamo ka
wada tirsan maxaakiimta Islaamiga ah.
...sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
13, 2008
Ciidamada jabhadda Islaamiga ah Soomaaliyeed oo ka mid
ah kooxaha Islaamiga ah ee dagaaladda kula jira
ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka ayaa
waxa ay si nabad galyo ah kula wareegeen degaanada
Awdheegle iyo Bariire oo ka tirsan gobalka Shabeelada
hoose....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
13, 2008
Ciidamo ka tirsan maxaakiimta Islaamiga ah ayaa xalay
la wareegay deegaanka ceelasha biyaha oo u dhexeeya
Muqdisho iyo Afgooye halkaa oo ay ku barakaceen dadkii
isaga cararay dagaaladii mudooyinkan ka dhacayey
magaalada Muqdisho...sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
12, 2008 Dhaqdhaqaaqa
Alshabaab ayaa saakay la wareegay gacan ku heynta
magaalada Marka kadib markii ay halkaa ay xalay
isaga baxeen maamulkii ka ariminayey. |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
12, 2008
Kooxo hubeysay ayaa xalay
magaalada Baydhabo ku dhaawacay sarkaal ka tirsan
ciidamada dowladda ku meel gaarka ah oo macagiisa lagu
sheegay G/dhexe C/laahi Qaasim Ibraahim....sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
10, 2008
Afhayeenka howlgalada
maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliya Sheekh C/raxiim
Ciise Cadoow ayaa sheegay in iyaga iyo culumaa'udiinkan
ay isku afgarteen wadada ay u marayaan xalinta
khilaafaadka u dhexeeya garabyada kala duwan ee
maxaakiimta Islaamiga ah......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
10, 2008
Afhayeen u hadlay gudiga ganacsatada
suuqa Bakaaraha ayaa beeniyey warkaan ka soo yeeray
afhayeenka ciidamada dowladda ku meel gaarka ah waxaana
uu sheegay talaabo loogu marmarsiyoonayo in lagu soo
galo suuqa Bakaaraha laguna boobo hantidii ku hartay
suuqa.
......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
09, 2008
Tiradda dada ku geeriyooday
dagaaladii maanta ka dhacay degmooyinka Wardhiigleey iyo
Hodan ayaa sii kordheysa iyadoo cusbitaalada Muqdisho
iyo hareeraheeda ku yaalana la dhigay dhaawacyo u badan
caruur iyo haween.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
09, 2008
Golaha dhaqanka iyo midnimada
beelaha Hawiye ayaa sheegay inay maamul ka madax banaan
dowladda ku meel gaarka ah u dhisayaan gobalka Banaadir
oo ah caasimadii dalka Soomaaliya.....sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
08, 2008
Goobihii dagaaladu shalay iyo xalay ku dhex mareen
ciidamada Itoobiya iyo xoogaga Alshabaab ayaa haatan
degan iyadoo dadkuna ay weli cabsi ka muujinayaan in...sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
08, 2008
Inta la og yahay afar iyo toban ruux
ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana waa ay ku
dhaawacmeen madaafiic ciidamada Itoobiya ay la
beegsadeen suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
kadib markii ay weeraro kala kulmeen xoogaga ka soo
horjeeda joogitaankooda dalka....sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
06, 2008
Shaqaale ka tirsan Q.midoobay iyo
duuliyayaasha dayuuradii ay ku duuli lahaayeen oo shalay
laga afduubtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Dhuusa
mareeb ayaa maalintii labaad gacanta ugu jira
maliishiyooyinkii qafaashay...sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
05, 2008
Gudoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta dalka
Sheekh Shariif oo maalintii labaad ku sugan
magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan ayaa lagu wadaa
inuu meel fagaare ah maanta kula hadlo shacabka
magaaladaas .....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
05, 2008
Barack Husein Obama oo ka soo jeeda dadka madoow ee
dalka Mareykanka ku dhaqan ayaa ku guuleystay
xilka madaxtinimada dalka Mareykanka.....sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
04, 2008
Axmed Diiriyo oo afhayeen u ah golaha dhaqanka
beelaha Hawiye ayaa ka hadlay kulan ay magaalada Jowhar
kula yeesheen gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta
dalka Sheekh Shariif .....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
04, 2008
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah gudi
culumaa'udiin ah oo ku howlan dhex dhexaadinta garabyada
isbaheysiga dib u xoreynta dalka ee uu mudooyinkii dambe
uu soo dhex galay khilaafka dhinaca fakirka ah ayaa ka
warbixiyey halka ay howshoodu u mareyso......sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
03, 2008
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ku meel gaarka ah ayaa
bilaabay olole xoogan oo ay ku dalbanayaan in
madaxweynuhu uu u soo gudbiyo warqad caafimaad oo lagu
ogaanayo in uu xilka sii wadi karo....sii
akhri |
Al-shabaab oo ka
qudbeeyay magaalada garbahaarey ee xarunta gobolka gobolka gado. |
|
|
Waqtinews.
Nov
02, 2008
Wararka laga helayo magaalada garbahaarey ee xarunta
gobolka gado ayaa sheegaya in shalay gabal dhicii ay
xoogag tabacsan ururka al-shabaab oo labo malin kahor
gaaray magaalada Garbahaarey ay meel fagaaro ah kala
hadleen dadka magaladaasi garbahaarey.....sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Nov
01, 2008
Gudoomiyaha dib u xoreynta dalka Sheekh Shariif Sheekh
Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka soo
degay magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe oo ay
gacanta ku hayaan ciidamo ka tirsan maxaakiimta..sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
01, 2008
Gudoomiyaha degmadda Baydhaba ee Xasan Macalin (Biikolo)
ayaa goor dhow lagu dhaawacay weerar loo adeegsaday
miino dhulka lagu aasay taasoo lala beegsaday gaari uu
saarnaa uu marayey bartamaha magaaladaasi....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.
Nov
01, 2008
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan degaanka Feerfeer ee
xadka gobalka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya ayaa
xabsiga dhigay gudoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan
Yuusuf Axmed Xagar (daba geed) kadib markii uu diiday
amar ay Itoobiyaanku ku siiyeen inuu soo wareejiyo hub
uu isku ilaalinayey.....sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
31, 2008
Saldhiga boliiska ee magaalada Baydhabo ayaa galabta
waxaa la wareegay maliishiyo beeleed ka soo jeeda
beelaha dega gobalka Bay kadib dagaal dhex maray iyaga
iyo ciidamada dowladda ku meel gaarka ah.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
30, 2008
Madaxweynaha dowladda kmg ayaa ka madax adeygay talooyin
ay u soo jeediyeen madaxda dalalka urur goboleedka IGAD
i oo ku aadanaa inuu xilka isaga dego inta aaneey
dhamaan mudada dhowrka bilood ah ee u harsan.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
30, 2008
Ciidamada dowladda federaalka ee ku
sugan xerada guulwadayaasha ayaa xalay waxa ay rasaas
ooda kaga qaadeen geel la sheegay inuu ku soo dhowaaday
barta ay fariisinka ku leeyihiin...si
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
29, 2008
Shirka dalalka Igad ay isugu yeereen
madaxda dowladda ku meel gaarka ee ka soconaya magaalada
Nairobi ayaa la sheegay in markii ugu horeysay ay ka soo
dhex muuqdeen xubno sare oo ka tirsan isbaheysiga dib u
xoreynta dalka.......si
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
29, 2008
Qarax xoogan oo geystay qasaare
xoogan ayaa gilgilay maanta magaalooyinka Hargeysa iyo
Boosaaso kadib markii la weeraray xarumo ku yaala
magaalooyinkaasi.......si
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
28, 2008
Gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta dalka Sheekh
Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan sheekh Aadan oo
ah gudoomiyaha golaha dhexe ee isbaheysigaasi ayaa safar
aan hore loo sii sheegin waxa ay ku tageen magaalada
Nairobi .....si
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
28, 2008
Ciidamada dowladda ku meel gaarka ah
ayaa dhowr ruux ka qabqabtay degmadda Dharkeenleey ee
gobalka Banaadir kadib markii halkaa lagula beegsaday
qarax miino oo dhulka loogu aasay gaari Toyota ah oo ay
wateen..........si
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
28, 2008
Dad gaaraya kow iyo toban ruux ayaa
la sheegay inay ku geeriyoodeen markii gaari ka mid ah
kuwa xamuulka oo ay saarnaayeen uu ku qalibmay meel
dhinaca waqooyi kaga beegan Jowhar...si
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
27, 2008
Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay
saakay inay labo qof oo rayid ah ku dileen degaanka
Ceelasha biyaha iyaga oo ka careysan labo qarax oo
saakay goor hore lagula beegsaday degaanka Carbiska ee u
dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye.........si
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
27, 2008
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa
heshiiskii Jibuuti ay ku gaareen isbaheysiga dib u
xoreynta dalka iyo dowladda ku meel gaarka ah ku
tilmaamay mid shirqool ah oo la doonayo in lagu mijo
xaabiyo halganka ay shacabku uga soo horjeedaan cadowga
qabsaday...sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.
Oct 26, 2008
Wadahadaladii labadii maalmood ee ugu dambeeyey uga
socday dalka Jibuuti isbaheysiga dib u xoreynta dalka
iyo dowladda ku meel gaarka ah ayaa goor dhow la soo
gabagabeeyey....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
26, 2008
Ciidamo ka tirsan dowladda ku meel gaarka ah ayaa maanta
qarax miino lagu weeraray xili ay marayeen isgoyska
afarta jardiino ee magaalada Muqdisho.
.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
26, 2008
Dagaalo culus oo u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo
xoogaga maxaakiimta Islaamiga ah ayaa goor dhow ka
bilowday degaanka Balidoogle ee gobalka Shabeelada
hoose......sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
25, 2008 Dagaal
culus ayaa goor dhow ka qarxay duleedka tuuladda
Yaaqbari weyne ee gobalka Shabeelada hoose kadib markii
jidka loo galay ciidamo Itoobiyaan ah oo saakay ka soo
dhaqaaqay degaanka Leego ee gobalka Shabeelada hoose oo
deris la ah degaanka Yaaqbari weyne......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
25, 2008
Xaaladda degmadda Berdaale ee gobalka Bay ayaa kacsan
kadib markii shalay duleedka magaaladaasi ay isku fara
saareen ciidamo ka tirsan militeriga Itoobiya iyo kuwa
dowladda ku meel gaarka ah oo wada jira iyo xoogaga
Islaamiyiinta ah oo dhinaca kale ah....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
25, 2008
Wareegii sadexaad ee wadahaladii Jibuuti ee u dhexeeyey
isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo dowladda ku meel
gaarka ah ayaa la filayaa in maanta uu dalka Jibuuti...sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
24, 2008
Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid
(Jinni-boqor) ayaa ku dhaliilay madaxweynaha dowladda ku
meel gaarka ah C/laahi Yuusuf Axmed inuu ku fashilmay
xilkii loo dhiibay, shacabkana uu ka galay dambi mahadho
ah.
sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
24, 2008
Qadkii isgaarsiinta ee magaalada
Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa hawada ku soo
laabatay maanta kadib markii shalay saraakiisha amaanka
ee maamulka gobalka Bay ay amreen in hawada laga saaro.
sii
akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
22, 2008
Madaxweynaha dowladda federaalka
Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa goor ka duulay
garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo aaney
jirin wax weerar ah oo lagu qaaday dayuuradii qaadi lahayd......siiakhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
22, 2008
Dagaalo xoogan oo u dhexeeya
ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka oo
dhinac ah iyo xoogaga ka soo horjeeda oo dhinaca kale ah
ayaa lagu soo waramayaa in saakay uu ka bilowday
warshadii hore ee baastada iyo daarta Xeyle Bariise ........sii akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
22, 2008
Gudoomiyaha isbaheysiga dib u
xoreynta dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa rajo
weyn ka muujiyey wadahadalada ka soconaya dalka Jibuuti
ee ay leeyihiin isbaheysiga dib u xoreynta iyo dowladda
ku meel gaarka ah......sii akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
22, 2008
Sheekh Cabdiraxmaan Maxamuud
(Janaqoow) oo ka mid ah masuuliyiinta isbaheysiga
dib u xoreynta dalka iyo maxaakiimta Islaamiga ah ayaa
ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inaaneey buunbuunin kalafikir duwanaanshaha soo kala dhex galay isbaheysiga dib
u xoreyta ....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
21, 2008
Sheekh C/raxmaan Maxamuud (Janaqoow)
oo ka mid ah masuuliyiinta ugu sareysa isbaheysiga dib u
xoreynta dalka iyo maxaakiimta Islaamiga ah ayaa maanta
lagu wadaa inuu xaafada Tensta ee magaalada Stockholm
kula hadlo Soomaalida ku dhaqan guud ahaan Stockholm....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
21, 2008
Dagaal culus ayaa goor dhow ka
bilowday warshada Xeyle Bariise ee degmadda Heliwaa
halkaa oo ay fariisin ka sameysteen ciidamada Itoobiya
iyo kuwa dowladda ku meel gaarka ah....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
21, 2008
Kacaankii 21kii Octoober wuxuu ahaa
taliskii ugu mudada dheeraa ee soo mara dalka
Soomaaliya, iyadoo lagu xusuusto waxqabad fara badan iyo
qaladaad iyana aan yareyn...sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
20, 2008
Dagaalyahanada ka soo horjeeda
dowladda ku meel gaarka iyo xoogaga shisheeye ayaa waxa
ay xoog kula wareegeen guud ahaan degmadda Dharkeenleey
ee gobalka Banaadir kadib markii ay halkaa dagaal kula
galeen ciidamo ka tirsan dowladda ku meel gaarka ah oo
halkaa ku sugnaa......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
20, 2008
Dhacdadan ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Garoowe
Hoteel ku yaala ,ka dib markii xubno burcad badeeda ka
tirsan ay soo dageen hoteelka goor fiid ah....sii akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
20, 2008
Boliiska Sweden ayaa sheegay inay
qabteen nin sadexaad oo lagu tuhmayo dilkii Sabtidii aan
soo dhaafnay magaalada Stockholm loogu geystay
ciyaaryahan Axmed Ibraahim Cali (Romario) oo ahaa 23 jir
kubadda cagta mustaqbal wanaagsan ku lahaa, kaasi oo
meydkiisa oo dhaawacyo tooreey ah ku yaaleen dad gaari
ku waday ay ku hor tuureen cusbitaalka Karolinska ee
magaalada Stockholm...sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
19, 2008
Dad xog ogaal ah ayaa sheegay in rasaasta xalay ka
dhacday magaalada Garoowe sababteedu tahay diyaargarow
la sheegay in kooxaha burcad badeedu ay ugu jiraan ....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
19, 2008
Xaalada magaalada Baydhabo ayaa kacsan kadib
markii wadooyinka la soo dhoobay ciidamo isugu
jira Itoobiyaan iyo kuwa dowladda ku meel gaarka ah.....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
19, 2008
Afhayeenka baarlamaanka federaalka Sheekh Aadan Madoobe
ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qorshaha dowladda
ku meel gaarka ah dhamaanteedba ay ku tagayso magaalada
Nairobi ee dalka Kenya......sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
19, 2008
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa
sheegaya in dekeda magaaladaasi ay ka socoto howl lagu
rarayo dhuxul la sheegay in dibadda loo dhoofinayo xili
halkaa ay gacanta ku hayaan xoogaga maxaakiimta iyo
Alshabaab...sii
akhri |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
17, 2008
Q.M ayaa sheegtay in mar kale
la qaban doono wareeg 3-aad ee wadahadalada ay isugu
imaan doonaa dowlada iyo isbeheysiga....sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
17, 2008
Inta la og yahay labaatan ruux oo
rayid ah ayaa ku geeriyooday dagaaladii shalay ka dhacay
qeybo kala duwan oo ka mid ah magaalada Muqdisho halkaa
ay isku fara saareen ciidamada Amisom......
sii akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
16, 2008
Dagaal xoogan oo u dhexeeya
ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda ku meel gaarka ah oo
wada jira iyo xoogaga ka soo horjeeda oo dhinaca kale ah
ayaa waxa uu ka bilowday goor dhow isgoyska km4 ee
magaalada Muqdisho halkaa oo ay weerar kedis ah ku
qaadeen xoogaga kacdoonka wada..sii
akhri |
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
15, 2008
Nuradiin Aadan Diiriye oo ah nin u
taagan xilka madaxtinimada maamul goboleedka Puntland ee
waqooyi bari Soomaaliya ayaa bilaabay kulamo uu la
yeelanayo dadka ka soo jeeda goboladaasi ee ku dhaqan
Mareykanka iyo Canada...sii
akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
15, 2008
Sheekh Abuukar Cumar Cadaan oo ka
mid ah aas-aasayaashii maxaakiimta Islaamiga ah ayaa ka
hadlay khilaafaadka soo dhex galay hogaamiyayaasha
maxaakiimta Islaamiga ah, xili uu socdo dagaal lagula
jiro ciidamada xabashida.......sii akhri |
|
|
|
Waqtinews.Oct
15, 2008
Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ayaa xalay
weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday garoonka
dayuuradaha iyo madaxtooyada magaalada Baydhaba..........sii akhri |
|
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
14, 2008
Xaalada degaanada Fagax,
Warshada baastada, warshada Xeyle Cabdi Bariise, Cali
kamiin, Jamhuuriya iyo carafaat oo ka kala tirsan
degmooyinka Heliwaa, Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ayaa
degan kadib dagaalo culus oo saakay halkaa ku dhex maray
ciidamada.........sii akhri
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
12, 2008
Inta la ogyahay labo ka mid ah
askarta ciidamada Amisom ayaa ku dhaawacmay qarax goor
dhow lagu weeraray ciidamadaasi oo marayey meel ku dhow
garoonka dayuuradaha ee Muqdisho.
sii akhri |
|
|
|
|
|
Waqtinews.Oct
11, 2008
Boqolaal askari oo ka socda dalka
Burundi ayaa maanta ka soo dagay garoonka dayuuradaha ee
magaalada Muqdisho xili halkaa ay hore u joogeen tiro
aan badneyn oo ka mid ah ciidamada dalkaasi. |
|
Burcad
badeeda heysata markabka hubka sida oo ku hanjabay inay markabka
burburin doonaan hadii aanan dalabaadkooda loo fulin si degdeg
ah. |
|
|
Waqtinews.Oct
11, 2008
Kooxda burcad badeeda ah ee markabka
hubka sida ku heysata biyaha Soomaaliya ayaa soo saaray
digniin ay ku sheegayaan inay burburin doonaan
markabkaasi.sii
akhri |
|
Halkee ayuu marayaa baaritaanka ay wadaan
maxkamadaha Islaamiga ah ee ku aadan dilkii Dacar Xirsi Xooshoow
?
|
|
|
Waqtinews.Oct
10, 2008
Sheekh C/raxiim Ciise Cadoow oo
maxkamadaha Islaamiga ah u qaabilsan dhinaca howlgalada
ayaa sheegay inay meel wanaagsan marayaan howlaha la
xiriira baaritaanka cida ka dambeysa dilkii loo geystay
nabadoon Dacar Xirsi oo ahaa gudoomiyaha odayaasha
dhaqanka ee gobalka Hiiraan......
sii akhri |
|
|
|
|
Markab
ganacsi oo u gacan galay burcad badeeda ka qaraabata xeebaha
Soomaaliya.
|
|
|
Waqtinews.Oct
10, 2008 Markab
ganacsi oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa burcad
badeedu ay ka qafaasheen biyaha u dhexeeya
Soomaaliya iyo Cumaan....sii
akhri |
|
Kooxaha burcad badeeda ah ee gacanta ku haya markabka laga
leeyahay Yugreyn oo sheegay in ay rajeynayaan in saacaha soo
socda la soo gabagabeeyo heshiis lagu sii deyn doono
markabkaasi. |
|
|
Waqtinews.Oct
02, 2008
Kooxda burcad badeeda ah ee gacanta ku heysa markabka
laga leeyahay dalka Yugreyn ee hubka u sida dalka Kenya
ayaa sheegay inay ku dhow yihiin heshiis ay la gaaraan
dowladaha ay quseyso arinta markabkan.....
sii akhri |
|
|
 |
|
|
|
Warar sugan oo waqtiga la socda
ugu kaalay waqtinews |
|
|
|
|
|
|